Dib u xasuuso taariikhdii Dib u dhiskii Hanaanka Dawladnimo hayaakii loo soo maray

Taariikhdu waa Mugaaraan, Mahadho iyo Taariikhdii. Sawirkan taariikhiga ah waa 2001 xarunta baarllamaanka somaliland ee hargeysa . ka soo bilow midig ; Alla ha u naxariistee Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal madaxweynihii somaliland , Axmed Jaambiir Suldaan wasiirkii arimaha gudaha , Axmed Saciid Cige BBC, alla ha u naxariistee Axmed jaamac Bootaan Daaniye wasiirkii wershedaha , Cali Warancadde wasiirkii warfaafinta. xagga danbe alla ha u naxariistee badhasaab Maxamed Cabdillaahi .

You may also like...